SOOMAALI NEWS
  HOME  |  WARKII |ENGLISH |  MAKE MONEY |  QORAALO |  EDUCATION   | RAYIGA |  SPORTS  | Tacsi |   CONTACT US  
TV and Radio
 
 
XAYEESIIS
CAYMIS
GUURSO
TRAVEL
WEB Hosting 
AUCTIONS
Free Articles
JOBS
MONEY 
SPORT
DAILY NEWS
Vehicle
Green Cards
PROPERTY 
 
Live Quran
Warbixinnada
Faallada
Entertainment
Profile

 
Yaa ka masuul ah dhibaatooyinka ka jira somaliya?
Dumarka Muslimiinta Gaar ahaan Kuwa Soomaalida ee Ku Nool Yurub Oo Loogu Baaqay In ay Isticmaalaan Vitamin D-ga. 16 Sep 2007
COPENHAGEN (Soomaalinews) - Siyaasi u dhashay Wadanka Dermark oo la hadlaayey dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan dalkaasi, ayaa ugu .»» sii akhri
Sacuudiga Oo Xusul-duub Ugu Jira Kulansiinta DFS & K. Mucaadka & 3-da Mas'uul ee DS Oo Maanta u Kicitimaya Dalkaasi. 16 Sep 2007
MOGADISHU (Soomaalinews) - Iyadoo Xukuumadda Boqortooyada dalka Sacuudiga ay xusul-duub ugu jirto kulansiinta Madaxda Dowladda KMG ee Somalia iyo Xubnaha .»» sii akhri
Nabad-doon Caan ka ahaa Deg. Dharkeenley Oo Xilligii Afurka Muqdisho Lagu Khaarajiyey. 16 Sep 2007
MOGADISHU (Soomaalinews) - Nabad-doon caan ka ahaa Degmada Dharkeenley ee Magaalada Muqdisho ayaa maqribnimadii xalay lagu dilay Xaafadda Xoosh ee .»» sii akhri
Iska Horimaad Culus Oo Xalay Saqdii Dhexe ka Dhacay Fariisinka Ciidanka DF ee W.Aadan Cadde. 16 Sep 2007
MOGADISHU (Soomaalinews) - Iska horimaad aad u qaraar oo la isku adeegsaday hubka daran-dooriga u dhaca oo ay ku jiraan .»» sii akhri
Kiiladii Hilibka Geella Oo Caasimadda Ka Gaaray Ilaa 60,000 oo Sh. Somali, Xilli Lagu Jiro Bisha Ramadan. 15 Sep 2007
MOGADISHU (Soomaalinews) - Iyadoo laguda galay Bisha Barakaysan ee RAMADAAN ayaa qiimaha maciishada iyo quutul-daruuriga uu Magaalada Caasimadda ah ee .»» sii akhri
Isbitaalka Magaalada Baladweyne Ee GObalka Hiiraan oo Qarka U Saaran In uu Xirmo. 15 Sep 2007
BALADWEYN (Soomaalinews) - Waarar aan ka helnay ilo wareedyo ku dhow maamulka Isbitaalka Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan, ayaa .»» sii akhri
Rasaas goos goos ah oo laga maqlayo Xaafadda Soos kadib markii ay soo laabteen Ciidamo saaka halkaasi isaga baxay. 15 Sep 2007
Warar aanu goor dhaw ka helnay dhinaca deegaanka Suuqa Xoolaha ayaa sheegaya in halkaasi iminka laga maqlayo rasaas goos goos .»» sii akhri
Wasiirka Warfaafinta dawladda Federaalka oo sheegay in ay diyaar u yihiin wadahadal ay la galaan Golaha Dib u xoreynta Somaliya. 15 Sep 2007
Wasiirka Warfaafinta ee dawladda Federaalka Somaliya Madoobe Nuunow Max'ed ayaa sheegay in dawladoodu ay diyaar u tahay wadahadal ay la .»» sii akhri
Qarax Daqiiqado Ka Hor Ka Dhacay W.2aad ee Bakaaraha & Wax Yar ka Dib Oo Jug Kale La Maqlay. 15 Sep 2007
MOGADISHU (Soomaalinews) - Ugu yaraan Laba ruux oo rayid ah ayaa dhaawacyo ay kasoo gaareen Qarax xooggan iyo rasaas ka .»» sii akhri
Shirkii Asmara Oo Lasoo Afmeeray & Af.Shirka "Waan Sii Kordhinaynaa Weerarada Muqaawamada..". 15 Sep 2007
ASMARA (Soomaalinews) - Waxaa gabi ahaanba xalay lasoo afmeeray Shirkii kooxaha mucaaradka ku ah Dowladaha Somalia iyo Ethiopia uga soconayey .»» sii akhri

DIIRADDA Somalia

 
MAQAALO CUSUB
DIIRADDA SOOMAALINEWS : Shirkii 45-ka Cisho ee Muqdisho Ruwaayad Foori & Nuxur La'aan Ku Dhamaatay Iga Dheh !!! (31 Aug)
DIIRADDA SOOMAALINEWS : Shirka Muqdisho, Shimbirayahow Heesa! (25 Jul)
DIIRADDA SOOMAALINEWS : Maraykanka Miyuu La Rogmaday Dabinkii Uu La Damacsanaa Sheekh Shariif ?. (14 May)
DIIRADDA SOOMAALINEWS : Dowladnimo Ma Waxaa Lagu Sheegtaa Burburinta Goobaha Rayidka & Waji Ka Fiiqa Haweenka ?. (08 May)
 
TAARIIKHDA MADOW, TIIRAANYADA XORIMADA IYO TACADIGA MASAAKIINTA (10 Aug)
SOOMAALIYEED DADNIMO ISKU RAACIMAYSAANE XAYAWAANKA XALKA UGA DAYSADA (10 Jun)
BALAAYO NIN KU FAANA IYO NIN KU FARXAABA WAA KU BAXAAN. (28 May)
FALLO: DIB U HESHIISIIN LACAG LAGU DOONNAYO (19 May)
ALIF RUUXII LOO BILAABO BA WAA IN LOOGU XIJIYAA (10 May)
Qabqablle-Laqanyo-Safiir Ceebeeye. (10 May)
MACALLIN KA!QABYAALlADA (08 May)

 

 
SHOPPING
CheapTravel
Mobiles, Phones & FaxesMobiles
Books Education
advertisement:

 

  ©2005 Somaalia News   ®All rights reserved.       Designed by Ramaas Software